General Discussions > Feel Free Here
Ciid Wanaagsan...
(1/1)
CilmiSabca:
As salaamu caleykum wa raxma tul Laahi wa barakaatuhu Walaalayaal?.
Ciid wanaagsan kulli caam wa antum bil kheyr. Ilaahay Ciiddaan Ciiddeeda kale ha inagu gaadhsiiyo Nabad, Barwaaqo, Caafimaad iyo Alla ka cabsi.
Alla maanta ayaanta Waa maalin Ciiddee Farxad ku Ciidda... Waad Mahadsan tihiin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version