Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Uur ma qaadi karaa qof infection qabo?

(1/1)

Ashwaaq:
ASC All  Bahda somalidoc.om iyo waliba aqristayaalkooda sharafta mudan , intaa kadib waxaan qabaa su aal taas oo ah
Adigoo qaba acfion maqadi karta uur???????? thanks

Abdiselamhaji:
waxan filayaa anigu in infectionku halis u yahay uur qaadida inkastoo waxuu ilaahay beeerayo aan la hor istaagi karin balse anka cilmi daahirkaan ilaahay nabaray waxaan maqlay inaysan bada uur qaadi karin qof ekfashanka qaba balse dhaqaatirka baan u daynaya  iyagan ka war sugayna balse aniga way igu dhacday ekfashan xun ayaa i hayay markasan xaaskayga qaadsiiyay marka barigii hore uurka in dhaqsaa ayay qaadi jirtay balse sidii ekfashankaas udhacay in mudaa uur maysan qaadin marka raga iyo hablahaba inuu saamyn ku yeesho ayaan filaya balse waxan suganaaba waa dhaqtar naga shaafiya oo aad nuugu faah faahiya  haduu ilah idmo

SomaliDoc:
Hadduusan infakshanka uusan gaarin heer uu keeno madhalaysnimo, haweentu uur way qaadi kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version