Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cunaha iyo qanjirada ayaa i xanuuna?
(1/1)
Rahma qali:
ASC
cunaha iyo qanjidhada ayaa i xanuunaaya dhiig ayaa iga soo yaaca aan badnayn se dhadhanka qanjaha joostooda ayaan ka dhadhaminayaa sidii dheecaan oo kale oon arkaayo macaal isaga sometimes doctor ayaan u tagay markaa CRP ga ayaa reactive ah ayay igu yidhaahdeen markaa dawooyin antibiotic ah ayay isoo siiyeen lakin wali wax fiican ma dareemin alxamdulilaah markaa maxaan samayn karaa se CRP waa sidee informationkiisu maxaan iska ilaaliyaa se maxaan cunaa Talo.
mahadsanid
Rahma qali:
ASC
wali ma hayo wax jawaab ah mudo bil iyo dheeraadiina way ka soo wareegeen xiligaan diray plz doctorada waxaan ka codsanayaa inay ii soo jawaabaan.
mahadsanidin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cuna-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html
Halkaane waa qoraal ku saabsan cudurka qumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version