Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: feeraha dhanka wadnaha oo soo kuusan?
(1/1)
Qays:
asc dhamaan doctors salaan ka dib wiil aan walaalo nahay ayaa waxaa feerahisa dhinaca
bidix ee sare dhanka wadnaha ka soo koosan tahay, waxaa loo geeyay dhakhtar qaabilsan resbitaroy wuxuuna sheegay inay heeso nafaqo daro dawo yar uu u so quray 2 sano ka dib wali waa sidii wilkii wuxuuna hada dareemaya xanuun yar ama ciriiri marka uu u sexdo dhanka bidix maxaa daawo ah uu heli karaa qofkaas ama talo ah.
waad mahad san tihiin
Allaah macaak
SomaliDoc:
Kuuska goormaa lagu arkay?
Ma jug hore ayaa jirta?
Ma lagu sameeyay baaritaan sida in raajo la saaro oo kale?
Xagga wadnaha malaga baaray? maxaayeelay hadduu wadnaha bararo, way soo kuusataa meesha ku aadan?
Lafaha feeraha miyaa qalloocan oo wiilka Gedef miyuu qabaa?
Fadlan su'aalahaas ka soo jawaab, si talo laguu siiyo.
Qays:
koskan waxaa lagu arkay mudo laga joogo 2 waxaana la saaray x-ray iyo ECG scan xaga wadnaha waxayna leeyihiin uu fican yhy wadnaha xaga ferahana wax sidaa ah lagama shegin oo dr muxuu laha waxa haysa nafaqo daro. ilaa hada wiilka jirkiisa uu fican yhy wax cududr kale ma hayo feerahiisana wax qaloocan ma jiraan aan ahayn meshan kooska lagu arkayo
mahad sanidiin....
Qays:
asc wall wali waxaan sugayaa jawaabtii mahad sanidiin...
SomaliDoc:
Waxaan kugula talin lahaa in aad la xiriirto takhtar kale oo aqoon u leh xanuunka walaalkaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version