Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maadada iron-ka uurayda wax ma u tartaa?

(1/1)

Nuur12:
salaan ka dib waxaan qabaa suaalo 1aad maadada iron uurayda maxay u gaysataa maxayse u tartaa ma qaadan kartaa dhib ma u keeni kartaa  

SomaliDoc:
Maadada iron-ka ama birta waxay u leedahay haweenka uurka faaido badan, waxayna ka ilaalisaa in dhiig yari ku dhacdo.

Halkaan ka akhriso waxa dhiig yari ay tahay iyo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,251.0.html

Cunnooyinka laga helo birta oo faaidada u leh uureydane halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version