Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hilibdalqe?

(1/1)

Nuur12:
Waan idin salamay salan ka dib waxan qaba 2 su aalod mid ma jiraa hilib dalqe mise ma jirto mala jari karaa maxaa keena ta labaad timirtu maxay faa iido leedahay dhibaato maxay leedahay dhiiga ma kordhisaa.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso, hilib dalqe muxuu yahay? waxa la jarane ma dalqaa? ma saxbaa in la jaro? iyo jawaabo kalaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4864.0.html

Halkaane waxaad ka helaysaa qoraal ku saabsan waxtarta timirta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5274.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version