Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee loo daaweyn kara riyada badan ee habeen walba ah?
(1/1)
Guryasamo:
scw waxan doonaya ina iga cawisaan mudo imika lix bilood ku dhawba waxan isku arkey riyo habeen walba ah oo marka seexdo imanaysa waana riyo caadi ah oo waxii an manta qabtey iyo waxyabo horeba ah aya igu soo noq noqonaysa hurdo xumo ayanay igu haysa oo waxan dareemaya inan si fiican u seexan oonan nasan waxanay igu keentay daal maskaxda ahba hada bal waxi talo aha ama dawo ah ama doctor an kala xidhiidho ah isoo siiya wscwrb
Ahmed_07:
Wa3laykuma salaam ...walal talo aan ku siyo, Habeenkiii inta aadan seexan waxaad sameysa:
1.Weseyso,Saladana Tuko
2.Quraan Aqriso inta aadan seexan/Ama dhageso
3.Waxa Jira Ducooyin La aqristo inta usan qofka sexanin oo nabigena csw laga so wariyay..ducoyinkaas aqriso waxa aad ka heli karta kutubta diniga ah sida 7usni muslim iyo kuwo kale.
Intaas wixi dheer oo ay dhakhatirrta iyo walalaha kale ee memberska ah kugu darayan iyaga ayan ka sugeyna insha'allah
SomaliDoc:
Talooyinka sare ku soco, kadibne nala socodsii wixii aad la kulantid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version