Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timirta iyo Gaaska?

(1/1)

Khaalid Yusuf:
ASC wan idin salaamayaa dhaan dhaqaatiirta waxan rabaa inaan idin waydiiyo hal su,aal oo ah
timirta gaaska ma kicisaa  markaan cuno timirta ayaan dareemaa gaas  daran iyo laabjeex badan  dad ayaa igu dhahay timirtu gaas ka ayey kicisaa  iyo sidoo kale shaaha aan cadeysneeyn  macnaha caalo laheen ee ah bigeyska  asna gaaska  ma kiciyaa?
alle ha idin xafido dhamaan dhaqaatiirta.

SomaliDoc:
Dadka gaaska qaba way ku kala duwan yihiin waxyaabaha ku kiciyo, way jiraan dad ku kiciso timirta iyo shaaha bigeyska, qofkii garanayo cunnada uu dhibsado oo gaaska ku kiciso waa in uu ka fogaadaa ama iska ilaaliyaa, mida kale timirtu way noocyo badan thay ee nooc kasta in aysan kugu kicin ayaa laga yaabaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version