Administration Panel > Announcements
First Anatomy and Physiology Book in Somali Language
(1/1)
Admin:
CilmiSabca:
Nagu caawi Link ama faah faahin kale.
Mahadsanid Doctor.
Siciid Isse:
Asc
Salaan Ka bacdi waxaan u mahad celin dhamaan dhakhaatiirta iyo Inta kale ku xiran page-ka
Dhakhaatiirta Waxaan ka codsan iney nagu caawiyaan meshaan kaheli laheyn buugaan Afka somaliga lagu qorey
Re: First Anatomy and Physiology Book in Somali Language Waad ku mahad santihiin soo bandhigidiina lkn Halkaan Ka Helnaa Mahad sanidiin
Admin:
Halkaan ka la xiriir warbixinta buuggaan: http://www.pharmedic.org.uk/
Ama dhakhtarka qoray ee Dr. Liban: libandiriye@hotmail.com
Nuurfm:
sideen kuhelikarnaa Book (First Anatomy and Physiology Book in Somali Language). midakle free miyaa mise waa lacag?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version