Author Topic: Su'aal: Xiniinta oo xoqxoqaa?  (Read 19871 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Omar Sheikh

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Xiniinta oo xoqxoqaa?
« on: January 05, 2013, 02:04:54 AM »
waxaan rabaa in  si fiican lagu sheego waxa jira  xiniinta bidix waxaan ku arkey nabro oo adag markii aan riixowaa  adeeg  marakuu bis laado marka aan gacantakuriixo waxaa kaimaanaa ama ka soo baxaa waxa adag sida dhagax oo kale  waan fami  waayey waxa uu yahay  maraan dhaqtara u tagay waxaa uu igu yiri waa xeer meel farii satey  ma famin micnihiisa   waa sida dhagaxa oo kale waa adeeg waan cad yahay  maxaa daawo uah    xiniin yaha waa xoqxoqaa  waana ku raxeestaa markii aan xoqaayo taranka waa istaagaa waa istii oo kale      fadlan  iga soo jawaab




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xiniinta oo xoqxoqaa?
« Reply #1 on: March 10, 2013, 12:27:14 PM »
Waxaa haboonaan lahayd in aad la xiriirtid takhtar aqoon u leh cudurrada maqaarka iyo wixii la xiriiro isagaa kaa shaafin doono.
Badanaa cudurrada noocaan ah waxaa lagu kala sooci karaa, arkis iyo aqoon in dhakhtarka u leeyahay....
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23431
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8524
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena ina xiniinta bidix ka yaraato ta midig?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 8293
Last post June 10, 2015, 01:24:33 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan xanuun ka dareema lugta bidix iyo xiniinta?

Started by The_solverBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5906
Last post March 18, 2016, 12:32:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Anigoo jira 17 sano aa xiniinta midig ibararty?

Started by Hassan hashimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4817
Last post April 05, 2018, 01:45:36 PM
by SomaliDoc