Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Canbaar madaxa ka soo baxday?

(1/1)

Saad:
waxa igu dhacday markaan yaraa canbaar taaso igaga dhacday madax waxan ah qof aan ku fiicnayn daawo qaadashada oo waan necba marka dhakhtarka dawadiisa maan qaadna marki hore dhibco yaryar oo cadcad ayay ahayen se marki danbe een timaha la baxay nabaro ayay isku badeleen  oo gadod oo kale ayay noqden waxan u tagay sheekh dhir ayuu isiiyay waan ku bugsaday se meelihi nabadrad ahaa timihi way ka tageen marka maxan kula tacaali kara si aan timahaygi usoo celiyo

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan canbaarta madaxa gasho: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1682.msg5651.html#msg5651

Mideeda kale xanuunkaaga la tacaalkiisa kala xariir takhtar aqoon u leh cudurrada maqaarka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version