Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: (MOLAR PREGNANCY)?

(1/1)

Nucman2012:
SALAAMU ALLAYKUM DHAMAAN DHAKHAATIIRTA SOOMALIYEED

xaaskayga oon wada daganahay denmark ayaa wakhti dhawayd uur ii qaaday in kasta uuna ilmihii taabo galin  dhakhtarkuna wuxuu ku soo sheegay wax makaanka ku dhasha oo la yidhaa molar pregnancy   laakiin afka daniska si fiican uma aqaan oo waxna waan fahmay waxna ma fahmin waxan idinka doonayaa inaad ii soo sharaxdaan idinkoo mudan ixtiraam   

waxa uu yahay molar pregnancy
dhibaatooyinka uu keeno
sidee loo daweeyaa hadiise uu raago muxuu isku badali karaa

aad iyo aad ayaan muctaad ugu ahay   waanan idin sugayaa

sallamu allaykum

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurkaan iyo wixii ku saabsanba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4093.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version