Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Naaska bidix waxaa iiga soo baxay buruq?

(1/1)

Ashwaaq:
ASC Dhamaan  waad Salaamantihiin Salaan kadib Waxaan rabaa 2 su aal in eey waydiiyo  Somalidoc.com

1 waxaa naaska bidixda iga soo baxay  buruq aan wayneen oo  naaska bidixda ka soo baxday buruqda wax xanuun ah iguma heyso
waa buruq adag , waxana isku arkay mudo  laga joogo 2 sano kahor waxan utagay dhaqtar waxuu iga qaday  dhaqtar   waxuu  igu baray eltarisoon waxuu arkay seeska kadibna iga qaaday dhecaan batiraan nocya badna ah ayu ku sameyay anoo iskaga shakisna kansar, kadibna waxuu i dhahey  waa buro cafimad qabta , waxu isoo siyay kanini bil ah kadibna waxuu idhahey isaga iska baabi idoona oo waxa ladhaha fibroadeno ma waxa ka soo wareegatay 1iyo 8  biloow waxba  qiyaastii intii hore kuma kordhin midak marmarka qaar waxan darema kuleel yar  oo an isleyahey wa buruqda dhexdeeda balse wax kale madareemo so ma noqonkara kansar buruqda nocas cml ah? su aasha labad   waxan jiraa 23 mana guursan  waxan  fajenaha  ku arkay   tubada kadida ka kor meeldhecan igagalo marmarka qaar dheecan  uraya waliba badana waxuu  iga galamarka cadada ii soo socoto   dhecankaas maxuu yahey thanks?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa ay tahay buruq naaseedka ama Fibroadenoma: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2224.0.html


Midda kale waxaan filayaa in su'aashaan lagaaga jawaabay waqti hore, halkaan ayaana ka heli kartaa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3291.0.html

Midda kale ee ku saabsan meesha ay galayaan dheecaanka waxaad la xiriirtaa takhtar haweenka ah si loo fiiriyo, dheecaankaasne loo baaro haddii loo baahdo, daawane laguu siiyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version