Author Topic: Su'aal: Nabar ku dhacay isha korkeeda ma keeni karaa shigshig?  (Read 6547 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Axmed A. C

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Marka hore waxaan salaamayaa walaalaha aadka u qaaliga ah ee isu xil saaray inay umada walaalohod ah waxay ku dhaamaan uga faa'iideeyaan.

walaal waxaan qabaa su'aal ku saabsan
ilma yar oo jira 26 bilood (2 sano iyo afar bilood) ayaa nabar kaga dhacay
meel ka saraysa isha bidix Dhafoorka mudo 2 bilood ahna waa qabaa nabarka
kadib inankii wuxuu keenay in hadalku ku dheg dhego (shiishad) sidii qof
gaagaalaynaya oo kale markaa nabarkaasi ma sababi karaa hadalka oo ku dhega maxaase lagu dawayn karaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Nabar ku dhacay isha korkeeda ma keeni karaa shigshig?
« Reply #1 on: April 24, 2013, 12:04:46 PM »
Jugta haddii ay u gudubtay maskaxda way keeni kartaa shigshigga, laakiin qoraal dhameestiran oo ku saabsan waxa keeno shigshigga iyo sida loo daaweeyo halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: