Author Topic: Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?  (Read 2407 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hashi1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?
« on: April 24, 2013, 03:33:15 PM »
sc ww
waxaan rabaa inaan qoraal sameeyo marka eraygaan baan ubaahday Glaucoma waxa afkeena soomaaliga lagu yiraahdo , fadlan ciddii garanaysa ha ila wadaagto , mahadsanid .



Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 224
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?
« Reply #1 on: April 25, 2013, 11:17:26 AM »
Wcs wrt.
Anigu waxaan u aqaanaa 'Bakooro' waana cudur indhaha ku dhaca.
Xasuusin:
# Ku Samir Qadarka Alle (SWT), marka aad dhibaato la kulantid.
# Ku Shukri Fadliga Allaah (SWT), marka aad Nicmo heshid.
# Ilaahay (SWT) Wuxuu la jiraa kuwa Samra.

Offline Hashi1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Glaucoma afkeena maxaa lagu yiraahdaa ?
« Reply #2 on: April 26, 2013, 02:52:26 PM »
waad mahadsantahay walal , erayada Medical terminology ga ah baahi weyn baa loo qabaa khaasatan bahda caafimaadka .

 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 816
Last post March 27, 2017, 06:26:42 PM
by Xidig
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 71557
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9311
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 12688
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2326
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc