Author Topic: DAAMANKA OO SANQARA  (Read 4044 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Axmed A. C

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
DAAMANKA OO SANQARA
« on: April 24, 2013, 05:35:35 PM »
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATU LAAH
WALAAL WAXAAN WAYDIINAYAA DHAKHTARKA MARKASTA OO AAN HAMAANSADO AMA AFKA AAN AAD U KALA QAADA WAXAA SANQAR SAMAYNAYA DAAMANKA MARKA AY ISKU SOO NOQONAYAA
MARKA MAXAA KA KHALDAN MAXAASE LAGU DAWAYN KARAA
WAX XANUUN AH IGAMA HAYO LAAKIIN MARKA AY ISKU SOO LAABANAYAAN QAC AYAA KA YEERTA

WAAD MAHADSAN TIHIIN




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: DAAMANKA OO SANQARA
« Reply #1 on: May 15, 2013, 11:22:15 AM »
Daamanka oo shanqara markaa halaaqyooto waa dhibaato badanaa ay la kulmaan dhalinyarada, waxaan kugula talin lahayn in aad la xiriirtid takhtar ilko si laguu daaweeyo.

Daanka waxuu ka kooban yahay laba laf oo is gasha, haduu dabco kalagoyska labadaas laf oo loo yaqaano "TMJ" ayaa kala bixi kara ama dabci kara saas ayaa ku dareemaysaa shanqartaan.

Haddii ay muddo dheer jirto waxaa dhici kara in ay kala baxdo ee la xiriir takhtar sida ugu dhakhsiyaha badan.

Caafimaad ayaan kuu rajaynaynaa
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Daamanka Waxaa iiga soo baxay (Pimples)?

Started by CishqimaganBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2426
Last post June 20, 2016, 03:13:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daamanka qeybta gudaha ayaa i xanuunayso?

Started by SophiaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3067
Last post November 19, 2017, 10:12:03 AM
by SomaliDoc