Author Topic: Su'aal: Finan yaryar oo biyo leh ayaa ka soo baxay?  (Read 5227 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuur12

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 49
  • Points: +0/-0
Su'aal: Finan yaryar oo biyo leh ayaa ka soo baxay?
« on: January 23, 2013, 01:41:48 PM »
salaanta is laamka ka bib waxaan salaamayaa dhamaan dhaqaatirta iyo aqyaarta kale  intaa ka dib waxaan qabaa labo su aal  mid waa qof nin ah oo ay ka soo bexeen finana yar yar oo biyo leh oo marka la taabto bururaya  meela kala fog  ninka oo aan wax xanuuna qabin laakiin aanu garanayn finankaa biyaha leh   uga soo jawaaba iyo marka  ciyaalka yar yar  ee uurka ku  jira ay biyo dusha ka galaan  alaa mahad leh




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Finan yaryar oo biyo leh ayaa ka soo baxay?
« Reply #1 on: May 14, 2013, 05:08:07 PM »
Finanka halkee ka soo baxeen?
Biyaha dusha gala ma waxaa ka wadaa, xanuun uu ku dhashay mise bacoolo biyo galeen?

Fadlan faahfaahi su'aalahaaga.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: