Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan aad uga cabanayaa xanuunka H-pylori?

(1/1)

Mahammed:
Assallamu Allaykum

Bacda salaan runtii waxaan ahay qof somaaliyeed oo qurbaha ku dhibaataysan waxaana aad uga cabanayaa xanuunka H-pylori oo markaan somaliya joogay ay dhakhaatiirtu ay ii sheegeen inaan Helicobecter bacteria aan qabo waxaa kaloo aan filayaa inaan qabo xanuunkan GERD ka la yiraahdo oo aan hada calaamadihiisa isku hayo marka sidaa daraadeed waxaan u baahanahay in la iga caawiyo laygalana taliyo la tacaalista iyo sidii aan isaga daawayn lahaa xanuunadaa iyaga ah waxaan rajaynayaa inaad ilaahay amarkii aad iga caawin doontaan sidii aan xanuunadaas isaga daawayn lahaa  inshaa Allaah....


Thanks

SomaliDoc:
Walaal Muhammed, Jawaabta su'aashaada ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version