Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay PCO?

(1/1)

Yaasmiin axmed:
asalaamu caleykum wr wb awalan waxaan idinka mahad celinaya in aad noo samesen webkan si aan suashan rabno noolaga jawabo afkena hooyo thaniyen waxaan leeyahay taqaatirta baarakallaahu fiikum intaas ka dib waxaan raba in aad ii sharaxdan waa maxay pco?
maxaa keena iyo sidee loo daaweya mana yahay cudur halis ah jazakumullaahu kheyran

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka aad na waydiisay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version