Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Umulaha iyo Dhaxamoonta Habeenkii
(1/1)
CilmiSabca:
Asc. Salaan ka dib.
Dhakhtar,
waxaan rabaa in aad wax nooga sheegto waxa keena, waxa ay tahay iyo waxa dhib ah ee ka dhasha; haddii haweenayda Umusha ah ay si dhab ah u dhaxamooto (qaboow dartiis)
dhaxantaas oo umusha ku khasabta in ay busteyaal huwato xiliyada habeenka intiisa dambe.
Mahadsanid.
SomaliDoc:
Dhib khaas u ah haweenka uurka leh oo u keeni karo cimilada qabow ma jiraan. taasi waxay kala mid tahay haweenka aan uurka lahayn.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version