Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa la iga sheegay tuberculosis aan active ahayn?
(1/1)
Najax:
sc waxa laygu shegay topercoluse TB oo aan active ahayn.waxay igu dhahen markasta way kugu dhici karta TB da.mala yaabaa inaysan igu dhicin.sidee isaga ilaalin kara si aysan igu dhicin anigoo aan dawo qaadan.
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal wacyi galin oo ku saabsan tb-da: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,266.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version