Author Topic: Su'aal: Xanuunka qanjaha?  (Read 6037 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aamina

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Xanuunka qanjaha?
« on: July 04, 2013, 10:42:57 PM »
Walaal hooyo oo joogta Somalia.  Ayaa waxey ka cabaneysaa carabka oo qalala, indho qaleel, daalbadan, cumaha oo casaan ( guduud ) hoostiisa ah, naqaska ayaa habeenkii ku dhaga, oo weysoo fadhiisataa marku qabto naqaska, xaga cumaha ayey ka dareemeysa xanuunka iyo madax xanuun badan. Markaa malaga yaabaa in ay qabto thyreoidea. Xitaa waxey leedahay walwal badan.
Dhaqtarka dawooyin bey u qoreen oo  anti biotic qanjirada qaabilsan.
Walaal jawaab aan idinka helo ( waa maxey xanuunkaa)
Thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunka qanjaha?
« Reply #1 on: August 23, 2013, 01:52:46 PM »
Wax badan ayay noqon kartaa, xanuun qanjirka thyroidka oo kacsane wuu noqon karaa, wadna xanuun wuu noqon karaa, neef way noqon kartaa.

Si loo ogaado waxa ay tahay fadlan la xiriiir takhtar aqoon leh.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17336
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14937
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34230
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 40545
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87897
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!