Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka qanjaha?
(1/1)
Aamina:
Walaal hooyo oo joogta Somalia. Ayaa waxey ka cabaneysaa carabka oo qalala, indho qaleel, daalbadan, cumaha oo casaan ( guduud ) hoostiisa ah, naqaska ayaa habeenkii ku dhaga, oo weysoo fadhiisataa marku qabto naqaska, xaga cumaha ayey ka dareemeysa xanuunka iyo madax xanuun badan. Markaa malaga yaabaa in ay qabto thyreoidea. Xitaa waxey leedahay walwal badan.
Dhaqtarka dawooyin bey u qoreen oo anti biotic qanjirada qaabilsan.
Walaal jawaab aan idinka helo ( waa maxey xanuunkaa)
Thanks
SomaliDoc:
Wax badan ayay noqon kartaa, xanuun qanjirka thyroidka oo kacsane wuu noqon karaa, wadna xanuun wuu noqon karaa, neef way noqon kartaa.
Si loo ogaado waxa ay tahay fadlan la xiriiir takhtar aqoon leh.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version