Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su,aal kusabsan jabnin ka lafaha
(1/1)
Bardacad33:
Asc bacda salaa hadan ugudbo su.aashay da lafaha walaal lafta dhudhunka ayaa i jabtay wana lakabay mudada ay kabna ha isaaran wa 40 bari midakale lukta kale way isku so labatay sidi cagolki okale wana laka la bixiyey marka walaal inte qofka ku kab maa kalaba xase side lo daweya
SomaliDoc:
Mudada aad ku kabmayso waxay ku xirantahay meesha aad ka jabtay iyo qaabka aad u jabtay iyo kabniinka nooca laguu adeegsaday, fadlan la xiriir takhtarka ku kabay si aad uga ogaato.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version