Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa sababa in biya baxa soo daaho?
(1/1)
Macalimow:
Waan salaamayaaa walaalaha Somali doctors Waxaan qabaa Su'aal ah waxa keena in biyaha ay baxa ay soo daahaan iyadoo ay dhacdo in aay iga imaan waayaan waliba anigoo muddo watay galmada waliba marmar waxaan la kulmaa anigoo daalay oo raba inaan biyo baxo laakiin aan wax sii deynin marka iga soo jawaaba arrintan walalayal thanks.
Suaasha waa biyo soo daahiyada biyaha ee ragga.
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2157.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version