Author Topic: Su'aal: Waa maxay qabka ugu fudud ee lagu daweyn karo baabasirka?  (Read 6375 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sahnuunyar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
asc dhamaan dhaqatirta su asheydu waa qabkee uGu fudud ee lagu daweyn kara cudurka baabasirka? waa maxaysa dawada uGu haboon ee lagu daweyn karo

mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay qabka ugu fudud ee lagu daweyn karo baabasirka?
« Reply #1 on: November 05, 2013, 12:00:01 PM »
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66483
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 69507
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 62429
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46715
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44968
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc