Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maqarka oo hoobto?

(1/1)

Sahnuunyar:
asc dhaqatirta ku howlan wax uqabadka bukanada somaliyeed, su asheydu waa dhibato iga heysato xaga maqarka  taso ah xanin yaha iyo bowdaha mesha ey iska tabtan maqarka wax cad cad ayaan ku arkay, biyo hadan tabsiyo dubka ayaa idadanayo, ur qabkalana waan ka darema, har wey ayeey noqotay, tasoo ka duwan jirka intisa kale ilaa xaniin yaha xata wey ku fafeen , cun cun badan ma daremo finan male, nabarna mahan. mar walbo qoyan yar ayaan ka darema. dhaqtarow waa maxay cudurka qabkana? maxasa lagu daweya ?

SomaliDoc:
Cudurada maqaarka aragti ayaa lagu gartaa, cudurro dhowr ah ayaa keeni karo arintaas ee fadlan la xiriir takhtar cudurada maqaarka ku takhasusay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version