Author Topic: Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?  (Read 58740 times)

0 Members and 5 Guests are viewing this topic.

Offline Laabta

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?
« on: November 12, 2013, 02:33:10 AM »
 :o asc dr wan kaga mahad celinaya sida dacad nimda ah oo ad umadada uga faideso sualahoda suasha alan wato manta waa ninka raga ah markuu kacsado xata asaga oo an xaskisa la jogin biyaha guska afkisa ka imado oo jijitama amana han biyaha cadiaga ah biyahas aad aye u adag yihin wana jijitaman mar walbo oo u kacsado marko uu raxesanayana wayba ka sii darayan biyahas cafimadka muxu ka yiri masa jirta wax lagu jojin karo misa ma yihin miyihi cadiga ah wax nusqaminayo tankale biyahaas ma kacsiga badan aya keno mise kacsiga yar dr adoo mahadsan suashaas aad igu jilci ciladas waxa qaba wa ninkega waqtina uma  usan helin inuu asaga ku waydiyo lkin anaiga aya ku waydiayay mahadsanid




Offline Kahiye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?
« Reply #1 on: November 20, 2013, 04:08:06 AM »
Wacaleykumu Salaam Xaraxmatullaahi Wabarakaatuh,,


 Caadiyan wax dhiba malahan afka Ingiriisiga magacyo badan ayaa loo yaqaanaa sida pre-ejaculatory fluid, preseminal fluid. Balse magaca ugu caansan ee loo yaqaano waa Cowper's fluid waxaana sidaa loo yiri waxaa soo daaya qanjirka loo yaqaano COWPER. Waa biyo aan midab lahayn oo yara adag dhag dhagna leh waxayna soo maraan URETHRA ( af Somali uma aqaan) qofku marka uu kacsado.
 Daraasado badan baa jira oo midiba wax ka tiraahdo laakiin sida badan oo laysku raacsan yahay illaa inta aan anigu ogahay wax dhiba malahan.

Offline Laabta

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?
« Reply #2 on: November 29, 2013, 02:08:52 AM »
mahadsanid lakin fahfahin dheri ah ayan u bahnaan lahay biyaas maxa sababa mise ma yihiin inay wax dhibato keni kara mise waa arin cadi iska ah mise nimanka saas ah maxay dheryihin nimanka kale jawaab fahfahsan ayan u bahnahay hadaad awodaan mahadsanidiin

Offline Laabta

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?
« Reply #3 on: December 06, 2013, 02:18:34 AM »
walalyalow suashan maad iga soo jawabtan hadad awodan walac badan aye igu hesaye mahadsanidin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?
« Reply #4 on: December 10, 2013, 02:14:44 PM »
Biyaha kor lagu xusay waa biyo dabiici ah ilaahay ayaana raga ku abuuray, waxayna yimaadaan xilliga kacsiga iyo baashaalka galmada ka horeeyo.
Wax dhibaato caafimaadeed ay keenaane ma jirto, rag khaas ay u tahayne ma jiraan.

Wixii intaa dheer oo faahfaahin ah waad na waydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Laabta

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: biyaha ragga ka yimaado xilliga kacsiga?
« Reply #5 on: December 12, 2013, 02:09:52 AM »
biyaha marku guska kacaba iska imanayan oo darerayo wana bio jiid jidmayo ma wax cadi ah baa tan kale waxan rabay inaan ku waydiyo cabirka guska ninka raga ah meeqa ayan laga raba ugu badnaan iyo ugu yaranba markuu kacsan yahay miya la xisabiya mise marku dansan yahay tab kale balaca guska asagana meqa aya laga raba normalka marku yahay maxase lagu kobcin kara guska yar mahadsanid


 

Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18436
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeni karo in qofka dhaqso biyaha kaga yimaadaan?

Started by BadarcuneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13577
Last post November 21, 2011, 10:09:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Biyaha Caagadaha Kujira Ee Morgaraysan (Bottled Water) Khatar Mayihiin?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7499
Last post October 16, 2015, 11:59:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35221
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15394
Last post January 09, 2016, 03:57:35 PM
by SomaliDoc