Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay jawga /jaqalada aan shaqeeneenin?

(1/1)

AbuJaasum:
Asc dhamantiin, sln ka dib waxaa 2 bil ka hor ila soo gud boonaatay problem dhanka jaqalada ah.
Markii aan wax cuni raba jaqalka dhanka midigta ah wu is jam gareyna anigo isla markaasi aan awoodin in aan wax ku ruugo Goosga xiga dhankaasi.
Wixi la talin ah ma jwb celin wa dhankina (y) ...

SomaliDoc:
Kalabaxa lafta daanka ama in booskeeda ay ka duruqdo waxay keentaa in afka uu xermi waayo ama uu takaateesmo, waxaana keeni karo in seedaha lafta hayo ay dabceen sidaa darteed waxaa haboon in  aad u tagto takhtar lafaha ah si uu u eego in ay qalliin u baahan tahay iyo in kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version