Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee Ayaad Ku Ogaan Kartaa Inuu GAAS Ku Soo Hayo?

(1/1)

Abdirizak:
ASC, Dhamaan Wallaalahayga Islaamka Ah, Ee Isugu Jira Dhakhaatiirta Iyo Dadka Ku Memberka Ka Ah WEBKAN..
Su'aashaydu Waxay Tahay Sidee Ayaad U Ogaan Kartaa Inuu Gaas Ku Soo Hayo Amase Kugu Soo Bilaab Maayo...

Hadii Aad Waraysato Qof Horay Gaas Ugu Dhacay Ama Hada Qaba, Waraysi Gaasna Natiijadda Kaaga Soo Baxday Aynoqoto Inaad Leedahay Astaamaha Gaaska,.

Sidee Ayaad Umaarayn Kartaa Inaad Ka Hortagtid Inuusan Kugu Sii Fidin Gaaskaas Kugu Cusub........


                                     ILLAAHAYOW CAAFIMAADI UMADDA ISLAAMKA AH.

SomaliDoc:
Gaaska astaamo algu garto ayaa jiro, waxyaabo keenane way jiraan, hadii aa isku aragto calaamadahaas waad ogaan kartaa in gaas uu ku hayo, hadii aad isticmaasho waxyaabaha gaaska keenane waa in aad ka fogaataa.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version