Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntada qofka macaanka qabo cuni karo ee ku haboon?

(1/1)

Qays:
asc waan salaamaya dhaman dhakhaatirta somaliyed wakhtiga qaaliga ah ay galsheen inay dadkoda baran xanuunada jira iyo sida loola tacaalo. hadan uso labto su'aasheydo waxay tahay cuntada ugu haboon ee uu qaadan karo qofka macaanka qaba ama sonkorowga maxay yihiin gaar ahan cuntada dalkeena ka baxda ( somalia) imisa wakhti ayuu cuni karaa normal ahan qofka qaba xanunka sonkorowga.
waad mahadsan tihiin.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaab alga bixiyaya su'aashaada oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4296.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version