Author Topic: Su'aal: Dhuso xad dhafa?  (Read 4688 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sahnuunyar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Dhuso xad dhafa?
« on: May 24, 2014, 10:06:27 AM »
asc dhaqatirta wanagsan ee waqtigoda noo huray, su asheyda inta anan guda galin. doctors yaan sii horeysay waxaan idin weydiyay su'aal babasirka ku sabsan allaha idin wanajiyo link ayaad isoo dirteen. si fican ayaan u aqriyay. detana hospital ayaan aday .DR mesha jogay waan ushegay test ayuu qaday.  kadibna wuxuu idhahay waxada babasiir mahan ee waxa ku hayo cudur sababo saxardo adkato arintas fahfahin ayaan idinka codsana ku sabsan arintaas. Su'asheyda  xigta manta waa arin taas ka agdhow dr dhusada yaa xad dhaf igu ah halka maroorka loo yaqaan ee ibta saxarada soo martana wey idilacday had iyo jeerna dhecan ayaan ku arka wlh dr serious waye xaladeydu waqtiyada kuleylahana ugu daran. maxa ila gudboon?




Offline Hashi1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: dhuso xad dhafa
« Reply #1 on: June 01, 2014, 01:02:33 PM »
Labada su'aalood inay xiriir leeyihiin baan umalaynayaa, anoo tixraacaya sida hadalkaaga aad ku sheegtay midda hore labada su'aalood sida dhakhtarkaagu sheegay haday tahay waxay ahayd inuu daawo kuu qoro, inuu qoray iyo inakle maadan sheegin siiba daawooyinka saxarada jilciya sida Lactulose ka oo kale, talooyinkana aad ka qaadatid dhakhtarka sida inaad cunooyinka calool fadhiga kugu keena iska ilaalisid, cunooyin caloosha jilciyana qaadatid sida Mooska,qaraha, biyaha badan, timirta, iyo khudrawaadka badankood.

su'aasha labaad oo sida hadalkaaga ka dhadhamaya midda hore xiriir laleh, neefta badan ee gadaal kabaxaysa waxaan umalaynayaa inay keenayso dhawaca aad tiri rectum ka ama malawadkuu soo gaaray, maadaama tuubadu ay leedahay muruqyo control la, hadii muruqu dabco neefta lama control li karayo.

Waxaan kugula talin lahaa inaad dhakhtarkaaga u tagto oo dhakhtarku fiirsho meesha hadii dhaawac jiro iyo hadii kale, markaasna talaabo haboon asagaa ku marin doonee.