waxaan salaamayaa dhakhtarada iyo dhamaan asaxaabta webkan ku xidhan
bacda salaan waxaan doonayaa in diktoorku iiga waramo xaaladan aan ka cabanayo waxa sababi kara:
Diktoor waxaan dareemayaa cun cun sarcanyaha ah, sarcanyaha waxaan ka wadaa labada bowdo xagooda hoose ee dhinaca gudaha xigta. diktoor markasta waan is xoqayaa, mararka qaarna nabaro ayaan soo gaadhsiiyaa sidaan u xoqayo.