Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Mayuuko ayaa fara xun igu haysa?
(1/1)
Bashiir:
magacaygu waa bashiir maxamed hargeisa jooga waxaaan dictoorka waydiinayaa bahal mayuuko ah ayaa fara xun igu haysa aniga iyo xaaskaygii isla dhimanay fadlan ibadbaadi waa arin naxdin lah ii sheeg dawo aan ku yarayn hamada waxaan samayey waxkasta oo lagu yaraynkaro sida qaad cunis malmal cabid hadan waxba kamatrin fadalan i badbaadiya
SomaliDoc:
Waxaa halkaan ka akhrisataa waxa Mayiikada ama Mayuukada ay tahay? waxa keeno iyo qaabka loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3933.0.html
Haddii aad su'aal dheeraad qabto ama faahfaahin la xiriirta su'aashaada markaa qoraalka akhrisato, isla halkaan nagu soo waydii.
Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version