Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Garab xanuun
(1/1)
Saacid:
Asc walal aad ayan idinkaga mahadcelinaya shaqa ad umada uhaysan
hadii aan su'asheyda u gudbo waxa i xanuunayo Garabka halka gacanta iyo garabka iska galan waxana ka yerayo dhawaq qac qac ah mararka kale ma i xanuuno markan u seexdo iyo markan tarininka sameynayo ayu i xanuna marka maxa u daawo ah. mahadsanidin
SomaliDoc:
Salaan ka dib,
Calaamadaha aad tilmaantay waxay u badan tahay in kalagoysga garabka iyo gacanta in aad ka xanuunsan tahay.
Waxyaabo badan ayaa keeni kara xanuunada ku dhaca laabatooyinka, fadlan halkaan ka akhriso waxa ay noqon karaan xanuunadaas.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=403.0
Kadibne la xiriir takhtar ku baaro si loo ogaado xanuunka ku hayo nooca uu yahay inta aanan daawo laguu qorin.
Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa
Navigation
[0] Message Index
Go to full version