Author Topic: Su'aal: Garab xanuun  (Read 4306 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saacid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Garab xanuun
« on: November 19, 2014, 10:52:38 AM »
Asc walal aad ayan idinkaga mahadcelinaya shaqa ad umada uhaysan
hadii aan su'asheyda u gudbo waxa i xanuunayo Garabka halka gacanta iyo garabka iska galan waxana ka yerayo dhawaq   qac qac ah mararka kale ma i xanuuno markan u seexdo iyo markan tarininka sameynayo ayu i xanuna marka maxa u daawo ah. mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Garab xanuun
« Reply #1 on: November 19, 2014, 12:45:09 PM »
Salaan ka dib,
Calaamadaha aad tilmaantay waxay u badan tahay in kalagoysga garabka iyo gacanta in aad ka xanuunsan tahay.
Waxyaabo badan ayaa keeni kara xanuunada ku dhaca laabatooyinka, fadlan halkaan ka akhriso waxa ay noqon karaan xanuunadaas.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=403.0
Kadibne la xiriir takhtar ku baaro si loo ogaado xanuunka ku hayo nooca uu yahay inta aanan daawo laguu qorin.

Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33207
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32236
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23431
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41555
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29366
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc