Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Marka Shanlaysanayo Madaxayka Waxaa Ka soo daadanayo qolof cad cad?
(1/1)
Abuurayaan:
Asc
Aad iyo aad ayaan idin ku gu mahad cilinayaa , dhakhaatirtiina isku howlay inay umada wax u qabtaan, intaas ka dib
walaalayaal
waxaa imbadan isku arkay marka damco inaa shan laysto timahaygu waxaa ka soo daadanayo wax aad moodo qolof ama wax cad , sidaas oo kale mudo 6 bil ka hor ayaa waxaan ku arkay bisiqa (shuunka) hareerihiisa ilaa inta xundurta u dhaysa , bara yar ayaa la socdo wax sidaasi u cad oo aad moode meel laxoqay oo bus ka daadanaysa
1- Maxay yihiin ?
2- Maxaana sababa?
3- Sidee lagu daaweyaa
Thanks
SomaliDoc:
Toxobta ama qolfaha ka soo daato tinta marka aad shallaysanayso waxaa loo yaqaanaa caafimaad ahaan Dandruff, fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2090.0.html
Dandruffka inkastoo madaxa u badan yahay laakiin wuu galaa meelaha kale jirka ee tinta ka soo baxdo sida baalsha indhaha, shuunka, shaarbaha iyo garkaba.
Way kaloo jira xanuuno kale oo u ekaan karo dandruff-ka ee la xiriir takhtar haddii aad sii aragto inay sii jiraan markaa isticmaasho shaambooyinka leh anti-dandruffka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version