Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

English somali medical Dictionary

(1/1)

Abdihadi:
Asc.Dr waa kusalamay marka hore Aaad baana umahadsantahy ,waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo sual taas oo ah 1. majira buug ah  English somali medical dictionary ah 2.hadii uujiro buugaas ma dhamaystiranyahay hada  3.buugaas mayaryahay mise waa buug wayn eraywalba  medical ah oo laturjumay kuqoranyahy 4.buugaas hadii uujiro xagee laga helaa iyo qiimahisa intuu yahy baan rabaa inaan ogaado..?

SomaliDoc:
Fadlan, Halkaan ka akhriso warbixinta aad raadinaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3348.0.html

Abdihadi:
Aaad baad umahadsantahay walal sida durbadiiba iigu soo jawaabtay suashayda jazakallah

Navigation

[0] Message Index

Go to full version