Author Topic: Su'aal: Waxaa Killida bidix iiga yaallo labo fiixood?  (Read 6022 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aamino

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa Killida bidix iiga yaallo labo fiixood?
« on: December 21, 2014, 01:21:46 AM »
Asc walal wan idin salamay dhaman dhakhatirta somaliyed ad ayan ugu faraxsan ahay inan dhakhtar afkayga hooyo ku hadlaya aan su'aal kuwaydiyo tas ilahay ayan ugu mahadinaya inta kadib su'ashayda waxa waye waxa laigu dhahay waxa kelida bidixda kaga yala labo fixod marka mid aya wayn marka wan barayna hadi lo bahdona wa in laga jara marka waxan waydin laha talo dhakhatar qalin hadi uu idinku jiro in uu talo igasiyo hadi ay dhahan wan ka jarayna ma qalin waunba hadi se an iskadayo wax dhib ah ma ikenaysa  waxan ahay gabaryar oo rabta in sy wax dhasho  ad bad umahadsan tihin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa Killida bidix iiga yaallo labo fiixood?
« Reply #1 on: December 21, 2014, 12:51:42 PM »
Qoraalkaan ayaan rajaynayaa in uu su'aalahaaga oo idil kaaga jawaabi doono: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5533.0.html
Haddii aad sii qabto su'aalo dheeraad ah oo ku saabsan xanuunkaan, isla bogga su'aashaada ku sii weydii adigoo doorta buttonka "reply".
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Aamino

  • Newbie
  • *
  • Posts: 22
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa Killida bidix iiga yaallo labo fiixood?
« Reply #2 on: December 22, 2014, 09:42:44 AM »
Asc walal had bad umahadsantihin dhamantiba  su ashaysu waxa ay daba socota tii hore ee ahayd kelida fixdu kutal walal sidad ishegten hada wax dhibato ah kelidu iguma hayso lakin waxa xan isku arkay saxaradi oo an iga so baxayn ad modo in ciriri usaran yahay malawadka iyo nefbadan oo iga so baxaysa marna ad modo in ay igu xirmayso markann  musqushagalo   waxan daremay marka fixdu  masababi karta hawadan igaso baxaysa calosha tagan iyo daco badan wad mahadsantihin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa Killida bidix iiga yaallo labo fiixood?
« Reply #3 on: December 22, 2014, 09:08:12 PM »
Fiixda kilyaha xiriir lama lahan calool adeegga iyo hawo badan ee aad daacato ama dhuusto.
Waxay calaamadaha aad tilmaantay noqon karaan Gaas calooleed ee takhtar kala xirir arintaas ama xanuun dheefshiid xumo keenay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16196
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61150
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14143
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaa i xanunayo labada lafdheer ee u dhaxeeyso jilibka ilaa iyo qoobka?

Started by CadceedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26931
Last post July 05, 2010, 10:34:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib igu haaya kuleyl dareen kulul leh oo jirka oo dhan?

Started by DargaayBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12638
Last post April 14, 2011, 07:15:58 PM
by SomaliDoc