Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA

<< < (2/2)

Sahalkaa1:
Asc doctor magaceygu waa ahmed waxaan ahay nin dhalin yaro ah ku nool somalia waxaan ka cawanayaa hurdo laan iheyso mudo halsano ah waxaa igu soo kordhay in uu igaraacmo halka godan ee dhun hosteda ah doctor badan ayaan utagay baritaano kala duwan  ayey igu wada sameyeen waxna wey iga wayeen  kaniin hurdo un bey isoo qoraan ayaan isticmala ilaahada,
Iga caawi doctor
Mahadsanid

Milica_soomali:

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version