Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xulbada ma la siin karaa caruurta?
(1/1)
MAANKA:
asc walaayaal waad mahadsantihiin marka hor waxaan rabay xulbada caruurta yar mala siin karaa 10 jir ilaa 6 jir
Drkheyre:
Mahadsandi Wlalaal, Xulbada (Fenugreek) lama hubo in ay ammaan(nabad) u tahay caruurta, mana jirta warbixin qeexeysa isticmaalka xulbada ee caruurta. inkasto warbixin qaar ee sheegayaan in ay sababto mayir-doorsoomid caruurta iyo ur aan caadi aheyn.
fadlan ha siinin dhir-daaweed caruurta adiga oo la tashan daqtarka caruurta
Halkaan ka aqriso Faaidada Xulbada (Benefits of Fenugreek / Methi Seeds)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.msg11799.html#msg11799
Navigation
[0] Message Index
Go to full version