Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxa islaamaha laga gubo si ay uur u qaadaan?
(1/1)
Aamino:
Waxan idin waydinaya waxa jira dhaqanka somalida wax ay islamuhu kudaweyan dumarka marka ay hore ur uqadiwaydo tas oo ah in ay kaguban cadyar oo ku yala meesha kadimarenka dumarka macnaha alabta dumarka aya kawada ilahadana wala sameya melo yurubta kamida marka waxan idin waydinlaha cadka lagubayo muxuyahay ma cad dherad ahba majirki qofka oo lagubaya ma dhaqan somaliba mise wa wax jira waxana jirta in dumarka marka lagubo ay horadiba uurka qadan intooda badan bal halaiga jahil bixiyo idinka oo mahadsab
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaab hore oo laga bixiyay su'aashaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000
Navigation
[0] Message Index
Go to full version