Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxa keena marka ninka naagta u galmoodo biya baxa dag dag Ah?

(1/1)

Dekhboy:
Asc Walalaha Forum kaan no same aniga raba Sual in lega jawaba talo lega siyo qaaabka loga hortagi karo hadee cudur thy Wa tan..Suaal Maxa kena marka ninka naagta u galmona biya baxa dag dag Ah



Asc walalayaal

SomaliDoc:
Su'aashaan horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Haddii aad qabto su'aal dheeraad ah ama faahfaahin la xiriirta jawaabtaan waad na soo waydiin kartaa.
Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa

Navigation

[0] Message Index

Go to full version