Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ciradka Ilkaha oo Sii dhamaanaya?
(1/1)
Abdirizak:
Asc.
Hadii aad isku aragto in uu sii dhamaanayo Ciridka haya ilkaha qaybta hoose. aadna dareemayso in ilkaha hoose ay ka soo baxayaan ciridka tartiib tartiib, aynu u badan tahay inay ilkuhu kaa soo daataan. Isla markaasna aadan joogin meel dhakhtar ilkaha ah joogo. marka hore maxaa kuula gudboon inaad samaysid si aad ka hortag u samayso isdaawaynta ka hor.
SomaliDoc:
Ciridka oo hoos u gurto ama ilkaha ka guuro, waxaa keeni karo cudurro dhowr ah oo cirridka asiibo una badan infakshan keento jeermis.
Fadlan halkaan ka akhriso laba qoraal oo la xiriira xanuunkaaga:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3569.0.html
Markaa akhrisatid ka dib, haddii aad weli su'aalo sii qabtid na soo waydii.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version