Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dareen la'aan maxaa daawa u ah?
(1/1)
Hawakalif:
Dareen la'an maxaa lagu daaweeyaa?
Qofkana u yahay qof dumar ah
Galmada markey dhacayso aydan waxne darren lahayn xita aysan dareemeynin geedka in uu ku jiro iyo in kale!
Fadlan bal sheega maxaa la sameeyaa?
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal si faahfaahsan uga hadlayo kacsi-yarida dumarka iyo waxyaabaha keeni karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html
Markaa ka bogatid akhrinta qoraalkaas, haddii aad u sii baahan tahay faahfaahin dheeraad ah ama aad qabtid su'aalo la xiriira waad na soo weydiin kartaa.
http://somalidoc.com
Navigation
[0] Message Index
Go to full version