Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: H-PYLORI sabab ma u noqdaa hawlgabka kacsiga?
(1/1)
Abdikaadir:
waad salaaman tahiin saxibayaal waxaan jeclahay inaan wax ka ogaado h-pylori nooc ka mid ah sabab ma u noqdaa kacsi la'aant?
SomaliDoc:
Inta hadda laga war hayo, bakteeriyada gaas calooleedka ee H. pylori wax xiriir ah lama lahan kacsi yarida, laakiin waxaa dhici karto xanuunno kale oo la socon karo inay keeni karaan sida welwelka iyo fakarka.
Fadlan halkaan ka akhriso waxa H. pylori ay tahay?: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.msg10264.html#msg10264
Halkaane ka akhriso xanuunka gaas calooleedka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version