Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanuunka dhafoorka iyo qadaadka?

(1/1)

Choukri:
asc waad mahadsantin dhaman bahdaa cafimaadka ee somaliadoctor :waxana raaba suu:aasha ahaa waxan qabaah madax xanunu dhaforka iyo madax oo dhanka bidiix iyo qadadka waxan uu ixanuna usbuuciy 3ama4 ishoo wanah yalaligoda ama mataga marka ayaan nafisa wana yar seexda waax dhakhtar uman tagen waxana isticmala xanunu biis oo kaliya wahana qabaah ila yaratiiy haad waxan jiira 27 sano  waxana idiinka sooga waa jawabtina pls .byyyyyyyyyyyy

Drkheyre:
Madax xanuunka wuu noocyo badan yahay, calaamado kala duwan wuu yeelan karaa, si aad fikrad uga qaadato noocyadiisa iyo waxa ay ku kala duwan yihiin, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version