Author Topic: Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?  (Read 10576 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Choukri

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?
« on: January 13, 2015, 06:52:24 PM »
asc wana idiinka mahadceliyah sida wanagsan ee iguso derten jawabtaydiiy waxan raaba suu:asha ahaa waxan leyahay neefta kaso bahdah xubunta taranka hawenka waxan qabah ilaa qangadhay ilaa haad oon hooyo hal cunug haysata ahaay ama single mather waxana darema markan forarsodo ama fadhiga kakacayo waxana uu tagay gabadh doctor oo qabiilsan xanunadah dumarka  waxayna igula taliya inana kuu fadhisto barkin adaag oo dabadah uu fadhisto ama inana markan musqusha galo een kadshayo eey kadidu bartanka marayso aan joojiyo marka aan siiywato waax isbadal ahaa kaman daremiin waxana idinka codsanay waax talah ama dawooyin ahaa maa isheegiy kartan wllo wana mahadsan tiin dhman doctor radan bahdan cafimaadka somaliyed .byyyyyyyyyyyyyyyyyy




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?
« Reply #1 on: January 14, 2015, 12:30:12 PM »
Su'aashaan horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso, waxa keeno hawada gasho xubinta taranka iyo qaabka lagu xalliyo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2403.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25747
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47793
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29363
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24747
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35202
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc