Author Topic: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyn karaa semen leakage?  (Read 4070 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdikaadir

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyn karaa semen leakage?
« on: January 24, 2015, 11:26:39 AM »
Waan salaamayaa dhamaan dhaqaatirta iyo inta ku xiran websidkan, waxaan la dhibtoonayaa semen leakage markaa daawo ma'u isticmaali karaa si'aan isaga daaweeyo?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa lagu daaweeyn karaa semen leakage?
« Reply #1 on: January 24, 2015, 04:36:43 PM »
Fadlan halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada mid la mid ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3183.0.html
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah waad na soo weydiin kartaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56570
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 163611
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58681
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 63391
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29604
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc