Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Saxarada oo toos u imaanin?
(1/1)
Abuuyuusuf:
DR waa idnsalamay dhamaan tiin salaan kadib waxaan jacelaan lahaa in aad iiga soo jawaabtaan saxarada oo aan iga imaaneen marka aan galo musqusha hadii aan iska riixo iyo hadii kalaba wax iga imaanaa malahan ilaa aan gacantayda kaga soo nadiifiyo oo aan faraha galiyo
cunto cunitaan kaygana waa cadi si fiican ayaan u cunaa mahadsanidiin
caafimaadka ilaahaa hayo dhamaan alaha na caafiyo
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa keeni karo cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5547.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version